Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Dhintay Dagaal Beeleed ka Dhacay Mudug


Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay dagaal laba maleeshiyo beeleed ku dhex maray deegaanka Jeexdin ee bariga gobalka Mudug.

Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Al-Shabab inay weerar ku qaadeen dhanka Puntland, in kastoo ay Galmudug eedeyntaa beenisay oo ay sheegtay in dagaalka uu dhex maray xoolaley iska soo horjeeda.

Dhinaca kale, Miino ayaa sasdex caruur ah kula qaraxday deegaanka Docolo-oomane ee isla gobolka.

Wariyaha VOAda Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacyo.

Dagala ka dhacay Mudug
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

XS
SM
MD
LG