Isku xirrada

Dowladda Somalia oo la Wareegeysa Maamulka Hawada


Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhammaadka bisha October ee soo socota ay lasoo wareegi doonto maamulka hawada oo muddo ka badan 20 sano laga maamulayey dalka Kenya iyadoo gacanta ugu jirta hay’adda ICAO ee duulista rayidka Qaramada Midoobay.

Maxamed Cabdullaahi Salaad “Oomaar”, Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada ayaa waraysi uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in lasoo xidhi doono xafiiska hoos yimaada hay’adda qaramada midoobay ee ICAO ee ku yaallay magaalada Nairobi.

Haaruun Macruuf ayuu uga warramay sida ay usoo wareejinayaan maamulka hawada.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG