Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir ku Saabsan Arrimaha Qaxootiga oo Muqdisho ka Furmay


Shirka barakacayaasha
Shirka barakacayaasha

Shirweyne looga hadlayo xal u helida qaxootiga Soomaaliya dib ugu noqonaya iyo dadka barakacayaasha ee Soomaaliya ku nool ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay.

Dowladda Soomaaliya iyo hay’adda UNHCR oo shirkan ka qeyb galaya ayaa la filayaa inay isla meel dhigaan sida loo wajahayo qaxootiga iyo barakacayaasha.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Warbixin: Cabdulqaadir OK
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:00 0:00

XS
SM
MD
LG