Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taliyaha Booliska Puntland oo Shaqada Laga Joojiyey


Taliyaha booliiska Puntland
Taliyaha booliiska Puntland

Taliyaha Booliiska ee Puntland Cabdulqaadir Shire Faarax “Ereg” ayaa sheegay in xilkii uu hayey uu ka joojiyey madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedkaasi Cabdulxakiim Cabdullaahi Cumar Camey.

Taliyaha ayaa sheegay inuu go’aankaasi u hoggaansamayo. Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayuu uga warramay sida xilka looga qaaday.

Wareysi: Cabdulqaadir Ereg
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00

XS
SM
MD
LG