Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo Eegeysa Tayada Jaamacadaha Dalka


Arday 2
Arday 2

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa wada dadaallo ay dib u habeyn ugu sameynayso Jaamacaddaha tirada badan ee ka jira dalka.

Wasaaradda waxbarashada ayaa isku dayeysaa in qaar ka mid jaamacadaha ee loo arko in tayo ahaan, aysan buuxin karin heerkii laga rabay meesha laga saaro.

Sidoo kale, waxaa wasaarada waxbarashada ay sheegtey inay wado kobcinta tayada waxbarasho iyo dib u habynta manaahijyada dalka, iyadoo la shaqeynaysa wasaaradaha maamul goboleedyada dalka ka jira.

Wasiirul Dowlaha Wasaarada Waxbarashada Somalia Cabduraxaaman Maxamuud Cabdulle, (Jaabir) ayaa Sahra Abdi Ahmed uga waramay qorshaha wasaarada waxbarashada iyo ahmiyada ay u leedahay dib u habeynta tayada waxbarashada dalka.

Wareysi: Wasiiru dowlaha waxbarashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

XS
SM
MD
LG