Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faah-faahinta Qaraxi Muqdisho


Wadada Maka Al-mukarrama
Wadada Maka Al-mukarrama

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay waddada ugu mashquulka badan magaalada ee Maka Al-Mukarama galabta, qaraxaasi oo ay ku dhaawacmene ugu yaraan laba qof.

Saraakiisha dawladdda ayaa sheegay in qaraxan uu sababay gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo waddada dhinaceeda la dhigay. Nuur Bukhaari ayaa faahfaahinta qaraxan ka waraystay Af-hayeenka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Qaraxa Xamar
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

XS
SM
MD
LG