Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararki Ugu Danbeeyey ee Tartamada Kubada Cakta Yurub


 Paulo Dybala
Paulo Dybala

Shalay galab iyo xalay waxaa dhacay kulamo xiiso leh oo ka tirsan horyaalada Kubadda Cakta ee dalalka Ingiriiska, Talyaaniga iyo Spain.

Wararki ugu danbeeyey waxaa soo diyaariyey soona jeedin doona Nur Hassan Nur.

Dhageyso wararki ugu danbeeyey ee Ciyaarihi Sabtida la dheelay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

XS
SM
MD
LG