Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xubnaha kasoo goosta kooxda Al-Shabaab ee isku dhiiba dowladda federaalka iyo habka dowladda ay u marto dhaqan-celinta xubnahaas.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.
Facebook Forum