Isku xirrada

Barnaamijka Qurbe Todobaadkan Waxaa Marti Ku Ah Muna Jama


Muna Jama

Barnaamijka Qurbe ee todobaadkaan waxaa marti noogu ah Muna Jama oo ah gabar Somali-British ah oo ka qeybgashay tartanka Quruxda Gabdhaha Aduunka ee loo yaqaano Miss Universe.

Wariyahayaga Sahra Abdi Ahmed ayaa soo saartay barnaamijka iyada ayaana soo jeedin doonta.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG