Isku xirrada

Galmudug iyo Ahlu-Sunna oo ka Hadlay Dagaalka Galgaduud


dagaal

Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in caawa ay degganyihiin goobo ay galabta ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan maamulka Galmudug iyo ururka Ahlu-Sunna Wal-Jameeca oo ku dhow magaalada Dhuusa Mareeb.

Weli waxaa yar xogta laga hayo khasaaraha dagaalka ka dhashay.

Maamulka Galmudug ayaa beeniyay in ciidamada maamulka ay gadaalkaasi ku lug leeyihiin.

Wasiirka Warfaafinta ee Galmudug Maxamuud Aaden Cusmaan iyo afhayeenka maamulka Ahlu Sunna ee goblada Dhexe Muxudiin Cali Jimcaale Jakuula, ayaa VOA ay ka wareysatay dagaaladan. Haddaba hoos ka dhageyso labada wareysi.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG