Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Minnesota oo loo Dhisayo Suuq u Gaar ah


Cabdi Warsame
Cabdi Warsame

Guddiga Hormarinta magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota, ayaa maanta go’aamiyay goobtii laga dhisi lahaa Suuq Weyn oo ay Soomaalida Minnesota yeelaneyso.

Dhismaha Suuqaan ayaa mudaba waxaa u ololeynayay Cabdi Warsame oo ah mudane ka tirsan Golaha Deegaanka ee magaalada Minneapolis.

Hadabada Wariyaha VOA ee gobalka Minnesota Maxamuud Mascadde, ayaa Cabdi Warsame ka wareystay go’aanka Guddiga Hormarinta, iyo dhinaca kale aragtidiisa ku aadan kororka dadka cunsuriyiinta ee dalkan Mareykanka oo maalmihii la soo dhaafay kor u soo kacayay.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Abdi Warsame
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:53 0:00


XS
SM
MD
LG