Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo La Dagaalamaysa Dawooyinka Dhacay


Muqdisho
Muqdisho

Munaasabad lagu daah furayey Sharciga Habraaca Daweynta Soomaaliya oo
ay soo agaasintay Wasaarada Caafimaadka ayaa lagu qabtay Magaalada
Muqdisho.

Munaasabadda ayaa looga hadlay dawooyinka dhacay iyo dhibaatada ay ku
hayaan bulshada, iyadoo si arintaasi looga samata baxana la
isla gartay in la dhaqan galiyo sharcigaasi.

Warbixin arintaasi ku saabsan waxaa Muqdisho nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Halkaan ka dhageyso warbixinta Xasan Kafi
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00

XS
SM
MD
LG