Isku xirrada

Dhageyso Faaqidaad Ku Saabsan Cayaaraha


Manchester United vs Real Madrid

Qodobbada aad ku maqli doontaan Xubinta Cayaaraha waxa ka mid ah: Warar ku saabsan cayaaraha Soomaaliya iyo sidoo kale, faaqidaad la xariirta kulanka Eufa Super Cup oo ay caawa ay kooxaha Real Madrid iyo Manchester Uinted ay ku kulmi doonaan gegeda Philip II Arena, Skopje ee Macedonia.

Barnaamijkan waxa idin la socodsiinaya Jamaal Axmed Cismaan.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG