Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qoddobo ay ka mid yihiin nin 40 jir oo la hadda uun la guday, iyo martida barnaamijka Abwaan Sidiiq M. Burmad.

Barnaamijka waxa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:21:04 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG