Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Gabagabada Ololaha Doorashada


Murashixiinta Madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa maanta wada ololohoodii doorasho ee ugu dambeeyay ka hor doorashada dhici doonta maalinta Talaadada ee soo socota.

Xisbiga Jubilee ee talada haya oo uu hogaaminayo Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto ayaa ololahooda ka wada Nakuru, halka Isbaheysiga ugu weyn mucaaradka ee NASA ay Iyana ololahooda ugu weyn ay ka wadaan magaalada Nairobi.

Wariyeheenna Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan noo soo diray.

Dhageyso doorashada Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:33 0:00

XS
SM
MD
LG