Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiyihii Galgaduud oo Muqdisho lagu Dilay


Dabley ka tirsan tirsan ururka al-Shabaab ayaa xalay degmada Yaaqshid ku dilay guddoomiyihii gobolka Galgaduud oo lagu magacaabo Maxamed Ali Elmi iyo nin kale oo ay walaali yihiin.

Sidoo kale nin kale oo nabadoon ah ayaa xalay magaalada lagu dilay, waxaana Dilalkaasi ayaa dhaceen saacado yar kadib markii ay magaalada uu ka dhacay qarax baabuur oo xooggan oo la xaqiijiyay inay ku dhintee ilaa saddex qof.

Guddoomiyaha la dilay ayaa waxaa xilka u magacaabay madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariim Guleed.

XS
SM
MD
LG