Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad lagu Dilay Weerar ka Dhacay Duleedka Boosaaso


Boosaaso
Boosaaso

Maleeshiyo beeleed hubaysan ayaa saaka waaberigii waxay weerar ku qaadeen tuulo dhowaan laga dhisay meel qiyaastii magaalada Boosaaso 45 KM u jirta.

Weerarkan ayaa waxaa la xaqiijiyey in uu dhaliyey dhimashada labada qof iyo dhaawac iyo iyadoo la dumiiyey guryihii tuuladaas dhowaan laga dhisay.

Maamulka Puntland ayaan weli wax war ah ka soo saarin dhacdadaas.

Weriyaha VOA Fadumo Yaasin Jamac ayaa waxay arrintan ka waraysatay Maxamed Axmed Sheekh Xasan oo ka tirsan dadkii tuuladaas ku noolaa oo sheegay in uu ka badbaaday weerarkii tuulada lagu soo qaaday, wuxuuna ugu horeyn ka waramayaa sida wax u dhaceen.

Wareysi: Maxamed Axmed
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:06 0:00

XS
SM
MD
LG