Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo Dib u Furtay Kuliyaddii Saxaafadda


Kheyre
Kheyre

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u daahfurtay kulliyaddii hore ee culuunta saxaafadda Soomaaliya oo aan shaqaynin tan iyo sanadki 1991-kii.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu daah-furayey Kuliyadda Cilmiga Warbaahinta iyo Saxaafadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, waxaana ku wehliyey Wasiirro, Xildhibaano iyo qaar kamid ah madaxda warbaahinta madaxa banaan.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo soo diray Axmed Xasan Colaad.

Warbixin: Axmed Xasan Colaad
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00


XS
SM
MD
LG