Isku xirrada

Maxkamad Ayiday Xukunka Askarigii Dilay Wasiir Cabaas


Liibaan Cali Yarow

Maxkamadda sare ee ciidamada ayaa maanta ayiday xukun dil ah oo horey maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada ugu xukuntay askarigii dilay wasiir hore ee howlaha guud Cabaas Cabdullahi Siraaji.

Gudoomiyaha maxkamadda Sare General Liibaan Cali Yarow ayaa xukunkan uga waramay wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, oo ugu horeyn wydiiyay, sababta ay ku diideen racfaankii ay qaateen qareenaddi difaacayay eedeysanaha.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG