Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaalkacyo: Shaqaaqo ka Dhacday Bandhig Faneed


Fartuun Birimo
Fartuun Birimo

Shaqaaqo ayaa xalay ka dhacday magaalada Gaalkacayo taasi oo ka dhalatay fagaare ay bandhig faneed ka dhigaysay fannaanada Fartuun Birimo.

Dhowr qof ayaa la sheegay inay dhaawacmeen kadib makrii ay rasaas fureen ilaalada goobta oo ay iska horyimaadeen wadaaddo doonayey in bandhigga la joojiyo.

Weriyahayaga Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq ayaa warbixintan noo soo diray.

Warbixin: Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:50 0:00

XS
SM
MD
LG