Isku xirrada

Warbixin: Colaadda Sh/Hoose Iyo al-Shabaab


Hey’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay shalay ka soo saartay magaalada Niarobi kaga hadashay gabood fallo ay sheegtay in laga geystay gobolka Shabeelaha Hoose. Gaar ahaan weeraro ka dhacay Gobolka dabayaaqadii bishii Mey 2017, oo ay Maleeshiyaadka al-Shabab ku gubeen tuulooyin dad badan oo rayid ahna ay ku afduubteen.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan ka wareystay, Laetitia Bader oo ah cilmi-baare sare oo Human Rights Watch u qaabilsan Afrika, oo ka mid aheyd dadkii soo ururiyay warbixintan, waxa uu la xiriiray iyadoo ku suggan magaalada London warbixintan yauuna nooga diyaariyay.

Warbxinta oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG