Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo ka Hadlay Howlgal ka Dhacay Gaalkacyo


Africom
Africom

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in howl-gal wada jir ah oo ay sameeyeen ciidamo Mareykan ah iyo kuwa Soomaali ah lagu soo qabtay nin lagu tuhmaayo in uu ka tirsanaa kooxda al-Shabaab, kaas oo ay AFRICOM ku sheegeen in uu ahaa fududeeye Shabaabka u qaabilsanaa dhinaca qaraxyada.

Ninka la xirey oo lagu magacaabo C/risaaq Xuseen Tahliil, ayaa laga soo qabtay magaalada Gaalkacyo, waxana uu hore u deganaa dalkan Mareykanka. Jamaal Axmed Cisman, ayaa warbixintan isugu keen soo duba ridey.

Dhageyso Warbixinta Howlgalka Mareykanka ee Gaalkacyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:30 0:00

XS
SM
MD
LG