Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururo ka Hadlay Khifaalka Baarlamanka iyo Maxkamadda


Xildhibaanada oo la dhaariyey
Xildhibaanada oo la dhaariyey

Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagnaa khilaaf soo kala dhexgalay Maxkamadda Sare iyo baarlamanka Soomaaliya, oo ka dhashay kuraasta sideed xubnood oo baarlamanka ka tirsan oo muran uu ka taagnaa xalaalnimadooda.

Baarlamaanka ayaa ku gacan seeray go’aan ay maxkamaddu ku gaartay in lagu noqdo doorashada sideed kursi.

Maanta ayaa Ururada Bulshada rayidka waxa ay Muqdishu ka soo saareen jawaab ku aadan go’aankii baarlamanka.

Wariyeheenna Muqdisho Canbdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inoo soo diray.

Wareysi: Cabdulqaadir OK
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:34 0:00

XS
SM
MD
LG