Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dawladda iyo Lacagaha uu Alshabab Qaado


Dawladda Somalia ayaa ku amartay ganacsatada Soomaalida inay joojiyana dhammana lacagaha baadda ah iyo kuwa kale ee la siiyo ururka Al-Shabab. Dawladda ayaa sheegtay in ganacsatada lagu helo inay taageero dhaqaale u fidiyana ururka Al-Shabab sharciga lala tiigsan doono. Shir jaraa’id oo ay xalay qabteen Taliyayaasha Booliiska Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo Booliiska Cabdixakiim Daahir Saacid iyo Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow ayaa arrintaas lagu faahfaahiyey.

Dhageyso Lacagaha Alshabab
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:24 0:00

XS
SM
MD
LG