Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Rag Daacish loo Maleynayo oo Dil ka Gaystay Bari


ISIS flag
ISIS flag

Niman hubeysan oo lagu tuhmayo inay ka tirsanihiiin kooxda Daacish ayaa xalay qof ku dilay degmada Balli-Daggan ee gobolka Bari.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ninkaasi uu ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Golis ee deegaankaasi.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo codsaday in aan magaciisa la sheegin ayaa Caasho Ibrahim uga warramay sida dilka ninkaasi u dhacay iyo sababta keentay in dadka degaanka ay dilkaasi ku tuhmaan kooxda Daacish.

Dil ka dhacay gobolka Bari
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00

XS
SM
MD
LG