Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Roobow oo Diiday Codsi uga Yimid Al-Shabaab


Mukhtar Robow
Mukhtar Robow

Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay ka codsatay Mukhtar Roobow Abu-Mansuur inuu dib ugu soo noqdo kooxda, hase ahaatee uu ku gacan seyray.

Abu Mansuur iyo maleeshiyo uu wato oo ka soo baxay al-Shabab ayaa ku sugan meel u dhow Xuddur, waxaana ku hareeraysan maleeshiyada Al-Shabaab.

Xiisaddan ayaa culyesy ku haysa magaalada Xudur oo hore go’doon u ahayd.

Caasho Ibrahim ayaa khadka taleefanka ee magaalada Xudur kula xiriirtay Maxamed Macallin, guddoomiyaha Xuddur, waxayna ugu horreyn weydiisay waxa uu kala socdo xaaladda Abu-Mansuur.

Wareysi: Duqa Xudur
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00

XS
SM
MD
LG