Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Internet-ka Fiber Optic oo Dib u Shaqeynaya

Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib u soo laabtay khadkii Internet-ka Fiber Optic, kaas oo mudo ku dhow hal bil ka maqnaa magaalooyinka Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

23 maalmood oo magaalada uu ka maqnaa adeeggan ayaa saameyn weyn uu ku yeeshay ganacsiga iyo xafiisyada dowladdaa iyo kuwa gaarka ah.

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciladdii ku timid khadkan oo uu gooyay markab marayay badda la xaliyay.

Wariyeheenna Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan noo soo diray.

Warbixin: Cabdulqaadir OK
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

XS
SM
MD
LG