Dowlada iyo Shacabka Turkiga ayaa xalay xusay sanadguuradi koowaad ee kasoo wareegatay afganbigi dhicisoobay ee dalkaasi ka dhacay 15-ki July ee sanadki 2016-ki.
Boqolaal kun oo ruux ayaa ka qeybgalay banaanbaxyo ka dhacay xalay magaalooyinka ugu waaweyn dalka. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa noo diyaariyey Nur Hassan Nur Bukhaari.