Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Saameynta Internet-ka ka Go'an Soomaaliya

Internetka ayaa koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ka maqan muddo saddex toddobaad ah kadib markii xarigga internet-ka ee Fiber Optic uu Bishii hore dabayaaqadeedii markab uu gooyey xargahaasi, taasina waxay keentay inuu hawada ka baxo adeeggii internet-ka ee meelo badan oo Soomaaliya ah.

Haddaba saameynta ay arrintan yeelatay ayaan ku eegeynaa barnaamijka faaqidaadda toddobaadka. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:25:25 0:00

This item is part of
XS
SM
MD
LG