Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Amisom oo Rayid ku Dilay Duleedka Muqdisho


AMISOM
AMISOM

Laba qof ayaa dhimatay mid kalana waa uu dhaawacmay kadib markii baabuur la sheegay inuu ka mid yahay kuwa ciidamada AMISOM uu dulmaray maanta dad rayid ah oo waddada marayey, deegaanka Ceelasha Biyaha.

Dad ka caraysan dhacdadaasi ayaa la sheegayinay bannaanbaxeen isla markaana ay ku dhowaaqayeen hadallo ay kaga soo horjeedaan dhacdadaasi.

Bannaanbaxan ayaa la sheegay inuu kusoo fiday qaybo ka tirsan magaalada Muqdisho.

Weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaan ka wareysanay dhacdadaas.

Wareysi: Weriye Cabdulqaadir OK
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

XS
SM
MD
LG