Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Kheyre oo ka Hadlay Dakhliga Dowladda


Kheyre
Kheyre

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sheegay inay dawladdu ka shaqaynayso dejinta sharciyo u suurta geliyo hay’adaha dhaqaalaha inay kordhiyana dakhliga usoo xarooda dawladda.

Waxa uu qiray Ra’issul Wasaare Khayre inaan dawladdu xilligan canshuurin shirkadaha waa weyn ee dalka iyo kuwo ajaanibka ah ee dalka ku sugan.

Qaybtii ugu dambaysay ee waraysi dheer oo uu la yeeshay Haaruun Macruuf ayuu kaga hadlayaa.

Wareysi: Ra'iisul Wasaare Kheyre
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:16 0:00

XS
SM
MD
LG