Isku xirrada

Qalalaase ka Taagan Lacagta Shilin Soomaaliga


Lacagta Shilin Soomaaliga

Mas’uuliyiinta magaalooyinka bartamaha Soomaaliya ayaa sheegay in weli uu hoos u sii dhacayo qiimaha shilinka Soomaaliga marka loo eego lacagta doollarka.

Ganacsatada magaalooyin dhowr ah ayaa xiray meheradaha oo diiday inay qaataan lacagta Soomaaliga iyaga oo ku andacoonaya in suuqa lasoo geliyey lacago been abuur ah.

Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa wararkii ugu dambeeyey ka waraystay weriyahayaga Cabdi-Kaafi Yuusuf Aadan oo ku sugan magaalada Caabudwaaq.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG