Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali lagu Casumay Barnaamijka YALI

Rooda Cabdullaahi Cali
Rooda Cabdullaahi Cali

Rooda Cabdullaahi Cali waxay ka timi Somaliland, waxayna ka mid tahay arday Soomaali ah oo lagu soo casumay barnaamij lagu martiqaado dhalinyarada Afrika kaas oo lagu magcaabo YALI.

Rooda haatan waxay wax ka barataa Jaamacadda Howard eek u taalla Washington, waxay ka waramaysaa barnaamijka lagu soo casumay iyo weliba waxyaabihii ugu xiisaha badnaa ee ay kala kulantay Maraykanka.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayay ugu warantay Studio-ha VOA ee Washington.

Waraysiga YALI
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:08 0:00

XS
SM
MD
LG