Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qatar oo Markale Gaashaanka Ku Dhifatay Dalabka Isbaheysiga


Qatari Foreign Minister Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, talks to journalists during a press conference in Rome, Saturday July 1, 2017.
Qatari Foreign Minister Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, talks to journalists during a press conference in Rome, Saturday July 1, 2017.

Dowlada Qatar ayaa mar kale ku celisay inaysan aqbali doonin dalabki ay u gudbiyeen dowladaha uu hogaaminayo Sacuudiga ee go,doomiyey, xilli hal maalin oo kaliyah ay ka hartay mudada loo qabtay in Qatar ay ku aqbasho 13 sharuudood oo loo soo gudbiyey.

Wararki ugu danbeeyey ee qalalaasaha diblamaasiyadeed ee Khaliijka, waxaa warbixintaan kasoo diyaariyey wariyaheena Qahira, Xuseen Saxnuuni.

Warbixinta Zahnuni ee Qahira
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00


XS
SM
MD
LG