Isku xirrada

Soomaali oo Noqdey Ergeyga Suugaanta Edmonton


Axmed Knowmadic

Magaaladda Edmonton ee dalka Kanada waxaa ergeyga degmada ee suugaanta loo magacaabey Axmed Maxamuud Cali oo loo yaqaan Axmed Knowmadic.

Axmed waxaa uu ku gabyaa afka Ingiriiska. Sanadahii ugu danbeeyeyna waxaaba uu ku shaqeysanayey maslaxa suugaanta ee afkan qalaad. Magaallada Edmonton ee gobolka Alberta, Kanada oo uu ku noolaa tan iyo markii uu ku soo caanbaxay gabay tirinta ayaa u magacaabatey ergeyga labada sano ee soo socota.

Axmed Maxamuud Cali, Axmed Knowmadic waxaa uu qadka telefoonka ugu waremay Jaamac Buulle Jaamac.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG