Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku Saabsan Xuska 26-ka June


Maanta waxey ku beegan tahay 26 June, maalinta xornimada ee gobollada Waqooyi ee Soomaaliya. Waxaana laga joogaa 57 sano maalintii calan Soomaliyeed oo xor ah Soomaaliya laga taago.

Sidoo kalena, waxaa maalmo yar ka dib loo dabaal degayaa maalintii ay xuroobeen gobolladii Koofureed iyo midowgii labada gobol ee Waqooyi iyo Koofur.

Xalay ayaa munaasabadda 26-ka June laga xusay magaalada Muqdisho.
Wariyeheenna Jaamac Buule Jaamac ayaa inoo soo diyaariyay halkanna ka soo jeedinaya warbixin uu ku eegayo maalintan.

Dhageyso Warbixinta Xurnimada Waqooyi
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:46 0:00

XS
SM
MD
LG