Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ninkii Dilay Wasiir Cabaas oo Dil lagu Xukumay


Eedeysanayaasha
Eedeysanayaasha

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku ridday Axmed C/llaahi Cabdi oo lagu helay inuu dilay wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska xukumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre alle ha u naxariistee Cabaas C/llaahi Sheekh Siraaji.

Marxuum Cabaas ayaa 3-dii bishii May ee sanadkan u dhintay rasaas ay fureen ilaalada hanti-dhowrkii guud ee xilka laga qaaday Dr. Nuur Faarax Jimcaale.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka taleefanka kula xiriiray gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute oo xukunkan ku dhawaaqay, kana wareystay.

Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00

XS
SM
MD
LG