Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiriirka Qatar iyo Djibouti


Dowlada Jabuuti ayaa dhowaan sheegtay inay hoos u dhigtay xariirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd dalka Qadar, kadib markii ay sii xoogaysatey khilaafka siyaasadeed ee dhinacyada Sacuudiga uu horkacayo, iyo wadanka Saliida qaniga ku ah ee Qadar.

Haddaba, xariirka ay dowlada Jabuuti hoose u dhigtey, sidee ayuu saameyn ugu yeelanayaa waddanka yaree ku yaala geeska Afrika ee Jamhuuriyada Jabuuti, waxaa Sahra Cabdi Axmed la falanqeynaya Cabdicasiis Saalax Cumar oo ka mid ka mid ah aqoonyada Jabuuti ee qurba joogta ku ah dalkan Mareykanka.

Dhageyso xiriirka Djibouti iyo Qatar
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00

XS
SM
MD
LG