Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Somalia oo Ceyrisay Madaxii FAO

FAO LOGO
FAO LOGO

Dowladda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay in waddanka Soomaaliya laga saaro madaxa Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay Richard Trichard.

Richard Trichard ayey dowladdu ku eedeysay inuu gaystay dhaqan ka baxsan xirfadda oo meel uga dhacaysa hay’baddii iyo sharaftii wakiilnimo ee Soomaaliya.

Dhinaca kale Af-hayeen u hadlay Qaramada Midobay ayaa VOA u sheegay inay socdaan wadahadallo u dhexeeya dawladda iyo madaxda Qaramada Midobay oo arrintan lagu xallinayo.

Haaruun Macruuf ayaa warbixintan inoo haya.

Warbixin: Haaruun Macruuf
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00

XS
SM
MD
LG