Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisado Colaadeed oo ka Jira Gobollada Dhexe


dagaal
dagaal

Maalmihii u dambeeyay waxaa xiisado colaadeed ay ka dhex oognaayeen beelo dega inta u dhaxeysa gobolada Hiiraan iyo Galguduud.

Xiisadan ayaa dhalatay ka dib markii ciidamo la sheegay inay ku labisnaayeen dharka ciidamada dowladda Soomaaliya ay geel ka soo dhaceen xoola dhaqato ku sugneyd inta u dhaxeysa Degmada Maxaas iyo Tuulada Wabxo oo hoos timaada degamada Ceel-Buur.

Xiisaddan ayaan ka wareysanay gudoomiyaha degmada Ceel Buur, Col. Nuur Xassan Guutaale.

Wareysi: Col. Guutaale
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00

XS
SM
MD
LG