Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Talada Haya ee Britian oo Kuraas Luminaya

Votes for Britain's Labour Party leader Jeremy Corbyn are placed in a pile as they are counted at his constituency in London, June 9, 2017. Britain voted Thursday in an election that started out as an attempt by Prime Minister Theresa May to increase her

Dalka Britain Xisbiga Muxaafadka ayaa noqonaya xisbiga kuraasta ugu badan ka hela dorashada guud ee dalkaasi shalay looga dareeray, laakiin ma helayo aqlabiyadda, Sida ay sheegeyso saadaasha goobaha codbixinta,

Xisbiga Shaqaalaha ayaa isagu kuraas dheeraad ah helay, taasoo waji gabax ku ah Ra’isul Wasaaraha Britian Theresa May, oo iyadu dooratay inay ku dhawaaqdo doorashooyinka xilligooda laga soo hormariyay.

Sadaasha goobaha ka soo baxeysa goobaha tirinta codadku ay ka socdaan ayaan aheyn natiijada rasmiga ah.

Wariyaheenna Sahra Cabdi Axmed aya doorashadan ka wareysatay Wariye Maxamed Maxamuud Dhoore.

Doorashada Britian
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00

XS
SM
MD
LG