Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Saameynta Cudurka Shubanka ee Somaliland


Cisbitaalka Burco
Cisbitaalka Burco

Saddexdii bilood ee u dambeeyay waxa deegaanno badan oo Somaliland ah ka dillaacay cuduro ay ka mid yihiin Shubanka, jadeecada iyo nafaqo-darro, kuwaas oo ka dhashay abaarihii ka dhacay deegaannadaas.

Dadka ugu badan waxa dilay cudurka shubanka. Intii cudurkani jiray waxa uu haleelay dad ku dhaw 11,000 oo qof, waxaana u dhintay dad kale meelo kala duwan.

Tirada dhimashada, meelaha uu ka dhacay iyo sida ay imika xaaladdu tahay waxa warbixintan ku eegaya weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo nooga soo diray Hargeysa.

Warbixin: Barkhad Maxamuud Kaariye
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

XS
SM
MD
LG