Isku xirrada

Ra’iisul Wasaaraha Oo Baaq U Diray Dhalinyarada


Ra'isulwasaare Kheyre

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayrre ayaa baaq u diray dhalinyarada dalka inay is abaabulaan sidii loo soo celin lahaa dawladnimada isla markaana ay ka hogtagaan waxyaabaha dadka Soomaalida qaybin kara sida qabyaalada.

Kulanka oo ay soo qabanqaabisay wasaarada waxbarashada ayaa waxaa ka qaybgalay ilaa 1000 arday oo ka kala socatay jaamacadaha Gobolka Banaadir.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdishu.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG