Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Farmaajo oo Tagey Kismaayo


Madaxweyne Farmaajo
Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqday magaalada Kismaayo halkaasi oo si weyn ay ugu soo dhoweeyeen mas’uuliyiinta maamul Goboleedkaasi.

Waftiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda.

Warbixixntan waxaa noo soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Farmaajo oo tagey Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:37 0:00

XS
SM
MD
LG