Isku xirrada

Awdal: Shuban Biyood Soo Ritay in ka Badan 60 Qof


Boorama

Waxaa waayadan dambe ka jiray degmada Borama ee Gobolka Awdal xanuunka Shubanka. Bukaano ka badan 60 qof oo uu soo ritay xanuunkaasi ayaa la dhigay Cusbataalka Boorama.

Xaaladaha Shubankaasi ayaa Wariyaha VOA ee gobolaasi Haashim Sheekh Cumar waxa uu ka wareystay iskuduwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobolka Awdal Dr. Mustafe Muumin Muuse.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG