Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dibad-bax ay Dawladdu ka Qeyb-gashay


Magaalada Muqdishu waxaa maanta lagu qabtay bannaabax ballaadhan oo ay kasoo qaybgaleen madaxda dalwadda Soomaaliya oo ay ugu horreeyaan madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.

Bannaanbaxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid lagu taageerayey waxbqadka 100-ka maalmood ee ay jirtay dawladda Soomaaliya. Axmed Xasan Colaad ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdishu.

Dhageyso Dibad-baxa Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

XS
SM
MD
LG