Toddobaadkan waxaa marti ku ah barnaamijka Bashiir Mursal Ciise Bootaan, oo ka mid ah ololaha walaal afuri.
Ololahan wuxuu caawiyaan oo afur siiyaan dadka danyarta ah iyo masaakiinta ah ee ku nool gayiga Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwan Xaaji Cabdiwali ee London jooga.