Isku xirrada

Somalia: Mashruuc Indhaha Loogu Fiiqayo Kun Qof


Dhakhaatiir qaliin sameynaya

Mashruuc loogu magac daray Hadiyada Araga oo qaliin indho fiiqis lacag la'aan ah loogu sameynayey dad gaaraya kun qof oo isugu jira barakacayaal ku kala sugan Muqdisho iyo Kismaayo ayaa wajigiisii hore lagu soo gaba gabeeyey magaalada muqdisho

Mashruucan indho fiiqista lacag la'aanta ah ayaa waxaa iska kaashanayey dhaqaatiir isugu jirta turki iyo soomaali, waxana qaabka uu ku soo gaba gaboobay iyo tirada dadka ka faa'ideystay VOA uga waramay Agaasimaha Isbitalka Al Nur Dr. C/risaaq Axmed Dalmar.


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG