Isku xirrada

Farmaajo: Dib u Heshiisiin ayaa looga Gudbi Karaa Dagaallada


Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in colaadda iyo dagaallada Soomaaliya looga gudbi karo dib u heshiisiin.

Madaxweynaha ayaa hadalkan maanta ka jeediyey magaalada Cadaado oo lagu caleemo saareyey madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Warbixintan waxaa halkaasi nooga soo diray weriyahayaga Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG