Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ramadanta iyo Xilliga Adag ee Muslimiinta


Sanad walba bisha Barkaeysan ee Ramadan ayaa kooxaha argagixisada sida al-shabab oo kale waxey ku baaqaan dagaal ka dhan ah reer galbeedka iyo dowladaha ay u arkaan inay ka soo horjeedaan hadafka kooxahan.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa fariin qoraal ah oo ku aadan Ramadanta xoogga ku saaray argagixisada.

Dhinaca kale qaar ka mid ah culumada Somaliyeed ayaa diray fariimo ku aadan bishan, sida uu warbixintan ku eegayo wariyeheenna Maxamed Cabdi Xassan.

Warbixinta Ramadanta
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:08:08 0:00

XS
SM
MD
LG